SOMALIA: IRIN Radio Somali service broadcasts one hour daily
 Photo: IRIN Radio  | | Participants in the IRIN Radio training workshop for the new short wave radio service, held in Bossasso, March 2008. | NAIROBI, 21 May 2008 (IRIN Radio) - Listen to IRIN Radio's news and information service broadcast daily on short wave. Find us on short wave frequency 17680 kHz from 0830-0930 GMT (1130-1230 local time in East Africa).
The programme brings you a mix of news, features, music, drama and public service announcements. Contact us with any comment at
feedback@IRINnews.org
WARGELIN: BISHAARO!….BISHAARO!….BISHAARO!…. BISHAARO!….BISHAARO!….BISHAARO!
Ka dhegeyso radio IRIN wararka iyo macluumaadka uu ka baahiyo maalin walba mawjadda gaaban. Waxaad naga dhegeysan kartaan mawjadda dhererkeedu yahay 21ka meter band lana mid ah 17680 kHz, saacaddu markay tahay 0830-0930 GMT una dhiganta (1130-1230 xilliga Geeska Afrika).
Barnaamijyada uu idiin soo gudbindoono waxay isugu jiraan warar, bandhigyo, maaweelo, muusig, riwaayado iyo adeegga bulshada. Wixii talo iyo faallo ah waxaad noogu soo hagaajin kartaan emailkan
feedback@IRINnews.org
|