The programme brings you a mix of news, features, music, drama and public service announcements. Contact us with any comment at [email protected]
WARGELIN: BISHAARO!….BISHAARO!….BISHAARO!…. BISHAARO!….BISHAARO!….BISHAARO!
Ka dhegeyso radio IRIN wararka iyo macluumaadka uu ka baahiyo maalin walba mawjadda gaaban. Waxaad naga dhegeysan kartaan mawjadda dhererkeedu yahay 21ka meter band lana mid ah 17680 kHz, saacaddu markay tahay 0830-0930 GMT una dhiganta (1130-1230 xilliga Geeska Afrika).
Barnaamijyada uu idiin soo gudbindoono waxay isugu jiraan warar, bandhigyo, maaweelo, muusig, riwaayado iyo adeegga bulshada. Wixii talo iyo faallo ah waxaad noogu soo hagaajin kartaan emailkan: [email protected]
This article was produced by IRIN News while it was part of the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. Please send queries on copyright or liability to the UN. For more information: https://shop.un.org/rights-permissions